|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudiga Qaban-qaabada Aaska Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin Oo Shaaciyay Wakhtiga Maykiisa La Keenayo Iyo Goobta Lagu Aasi Doono!
September 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudida qaban qaabada Aaska Suldaankii Guud ee beesha Ciise Muuse oo ku geeriyooday dalka Emaaraadka ayaa shaaciyay wakhti maykiisa la keenayo Somaliland iyo goobta lagu aasi doono. Sidoo kale xubnahan gudida oo iskugu jira madaxdhaqameed,siyaasiyiin iy xildhibaano katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray qoyskiisa iyo shacabka uu ka baxay suldaanku guud ahaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Breaking News-Madaxweynihii Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Hadda Ku Dhawaaqay Is Casilaadiisa... Shirkada Telesom Oo Ku Guulaysatay Shahaado Caalamiya Ah Oo La Xidhiidha Nidaamka Maaraynta Amniga M... "Xisbiyada Maydkooda Lasii Wado Waxaa Ugu Danbeeyay Kulmiye Oo Dadkii Taageeri..." Xildhibaan Maxame... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|