|
|||||
WAJAALE NEWS
Gobolka Tigrey Ee Itoobiya Oo Ay Ka Qabsoontay Doorashada Codbixiyaashu Iyo Raysal Wasaare Abiy Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay.
September 9, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Gobolka tigreey ee fadaraalka dalka itoobiya ayaa ka bilaabatay doorashada codbixiyaashu kuwaasi oo safaf dhaareed ugalay 2600 oo goobood oo loo asteeyay in ay shacabku codkooda ka dhiibtaa taasi oo si habsima ah udhacday islamarkaana lasoo xidhay goobii. Raysal wasaaraha dalka itoobiya oo ka hadlay talaabada ay qaadeen xisbiga TBLF ayaa ku tilmaamay mid sharci daro balse aanay dawladu awood ciidan u adeegsanayan marnaba. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Gaadhay Degmada Tog Wajaale Iyo Mashaar... Daawo:Xildhibaan Golaha Guurtida ah Oo Si Xeer Beegti Leh Oo Waqtigeegii Joogta Ula Hadlay Madaxweyn... Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Iskugu Soo Baxay Beerta Xoriyada Ee Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Kh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|