|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Awdal Iyo Celintii Ugaaska!
September 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada somaliland daahir riyaale kaahin ayaa la layeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay arinta saami qaybsiga ,sida ay ku suurtoobi karto doorashada dalka ka dhacda Sidoo kale madaxwayne riyaale ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay talaabadii xkuumada somaliland dib dalka ugaga celisay ugaaska guud ee beelaha samaroon. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shacabka Gobolka Gabiley Oo Ka Rajo Dhigay Waxqabadkii Laga Filayay Maayar Maxamed Amiin Iyo Xogo ... DAAWO; Madax Dhaqameed Beesha Sacad Muuse Oo Xaalka Bixiyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan... Daawo: Madaxwaynaha Somaliland OO Ka Qayb Galay Arday Tiro Badan Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|