DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Dacwad Ka Gudbinayaan Shirkada Tragula Oo Xukuumadu Doonayso In Haamaha Shidaalka Ku Wareejiso, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Dacwad Ka Gudbinayaan Shirkada Tragula Oo Xukuumadu Doonayso In Haamaha Shidaalka Ku Wareejiso,
September 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani oo maanta warbaahinta la hadal ayaa sheegay in ay dacwaynayaa shirkada ay xukuumadu dhawaan shaacisay in ay haamaha shidaalka berbera ku wareejinayso

Sidoo kale xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ganacsiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS