DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Muxuu ka Yidhi In Kiniisad Laga furay Hargaysa Iyo Manhajka Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Muxuu ka Yidhi In Kiniisad Laga furay Hargaysa Iyo Manhajka Lagu Dhigo Dugsiyada Qaar!
September 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland sheekh khaliil ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in hargaysa laga furay kiniisad iyo in ay jiraan dugsiyo lagu dhigo manhaj ka hor imanaya diinta islaamka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS