|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaanka Beesha Nuux Ismaaciil Oo Lagu Caleemo Saaray Degmada Xarshin Ee DDS.
September 7, 2020 - Written by Editor:XARSHIN(W,N)- Suldaanka Guud Ee Beesha Nuux Ismaaciil ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa lagu caleemo saaray Degmada Xarshin gaar ahaa Deegaanka faarax liibaan, Sidoo kale waxaa isla goobtan lagu caleemo saaray jiif caaqil beesha nuux ismaaciil ee somalida itoobiya. Munaasibada caleemo saarka suldaanka ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxdhaqameed ka kala socotay deegaanada ismaamulka itoobiya iyo somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Jamaal iyo Sirxan Hore Ayay u kala Saxeexdeen Heshiis. Haduu Wacadkii ka Baxay UCID laba Qaybood Uun... War Deg Deg Ah: Kontan qof oo ku dhintay dagaal dhaxmaray qomiyadaha Somalida iyo Oromadda ee dalka ... Muwaadin Ganacsade Ah Oo 77Cisho Sharci Daro Ugu Xidhan Wasiir Samsam Iyo Jawaab La,aanta Madaxtoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|