DAAWO;-Suldaanka Beelaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Shir Beeleed Iyo Halka Lagu Qabanayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaanka Beelaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Shir Beeleed Iyo Halka Lagu Qabanayo!
September 9, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir ayaa shaaciyay shir beeleed aay dhawaan qabanaya kaasi oo lagaga tashanayo aayaha Somaliland

Sidoo kale suldaan maxamed ayaa sheegay in uu shirkani udhexeeyo beelaha Garxajis iyo Arab kaasi oo lagu qaban doono magaalooyinka sallaxley iyo Baligubaddle mid kood

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS