|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Suldaan Cali Suldaan Cismaan Kooshin Oo Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargaysa.
September 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Hargaysa kadib markii Geeriyooday Aabihii Marxuum Suldaan Cismaan oo ahaa Suldaanka Guud ee beesha Ciise Muuse oo isla maantana lagu aasay magaalada hargaysa. Caleemo saarka suldaan Cali Suldaan Cismaan Cali kooshin ayaa waxaa goob joog ka ahaa salaadiyiinta beesha subeer awal iyo madaxdhaqameedka kale oo reer somaliland ah kuwaasi oo suldaanka cusub ugu duceeyay in ilaahay ku asturo xilkaa culus ee la saaray Sidoo kale waxaa caleemo saarka suldaan cali ka hadlay xildhibaanada iyo waxgaradka beesha ciise muuse ee goobta ku sugnaa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Ka Horyimid Mudo Kordhintii Farmaajo, Soona Dhaweeyay Go,aanka Maamul G... Somaliland Oo Ruqsadihii Kala Noqotay Shirkado Diyaaradood Oo Somaliya Uga Amar Qaatay Imaatinka Som... Xanuunka Shuban Biyoodka Oo ka Dilaacay Magaalada Kalabaydh Ee Gobolka Sool Iyo Dad Tiro Badan Oo Uu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|