|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Kana Digay Qorshe Ay Xisbiyadu Ku Doonayaan Mudo Kordhin.
September 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Iimaan dirawal oo kamid ah mujaahidiintii dalkan xoreeyay islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii cigaal iy riyaale ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xisbiyada somaliland kuna tilmaamay in aanay xibsiyo ahayn balse ay yihiin kuwo shakhsiyaad leeyihiin Sidoo kale dirawal ayaa ka hadlay muran ka dhex taagan xisbiga kulmiye Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dirawal ayaa ka hadlay heshiishka xisbiyada iyo qorshaha ay doonayaan in ay ku baalmaraan wakhtigii loogu talo galay furista ururada siyaasada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: War-Murtiyeed Ka Soo Baxey Shirweynihii Ay Beesha Ciise Muse Ee Qurbo-Joogta Ahi ay Ku Qabsadeen Lo... Daawo: Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Daawo: Saamaynta Ay Dhaxantu Ku Yeelatay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Tog Wajaale Iyo Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|