|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Somtel Oo 250 Abaal Marinood Gudoonsiiyay Macaamiisheeda Magaalada Buuhoodle.
September 8, 2020 - Written by Editor:BUUHOODLE(W,N)Shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ayaa abaal marino uqaybisay qaarkamid ah macaamiisheeda magaalada buuhoodle. Munaasibad abaal marinada ee 8aad ayaa ka qabsoontay magaalada buuhoodle kuwaasi oo la gudoonsiiyay gaadhi hoonday ah oo uu ku guulaystay cabdirashiid cali ismaaciil. Maamulka shirkada somtel iyo dahabshiil ayaa bulshada reer buuhoodle gaadhsiiyay fariin ay ka sideen maamulka guud ee shirkada Dahabshiil Group. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dadka Dagan Xaafada Jajabka Oo Cabasho Baahsan Ka Muujiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ugu Ha... Daawo:Ugaas cabdirisaaq Oo Dawlada Djibouti Ku Edeeyay Inay Khatar Ku Tahay Somaliland Sheegayna Ina... “Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|