DAAWO;-Odayaasha Iyo Ehelada Nin lagu Dilay Deegaanka Fadhi-Gaab Oo Baaq U Diray Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Odayaasha Iyo Ehelada Nin lagu Dilay Deegaanka Fadhi-Gaab Oo Baaq U Diray Xukuumada.
September 20, 2020 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka iyo ehelada nin lagu dilay deegaanka fadhi gaab mudo lix bilood ka hor ah ayaa baaq culus udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay usoo jeediyaan in ay uqisaasan dadkii dilka gaystay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS