|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Ujeediyay Siyaasi Qabo.
September 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada shirwaynaha xisbiga kulmiye ayaa jawaab ka bixiyay hadalo uu shalay warbaahinta ka sheegay siyaasi qabo oo loo diiday in laga qabto lacagta lagu xidhay murashxiinta utartamaya hogaanka xisbiga kulmiye. Ugu horay xildhibaan kijaandhe ayaa faah faahin ka bixiyay sidii ay wax dhaceen sheegayna in siyaasi qabo warka uu sheegay uu xaqiiqada ka fogaa islamarkaana uu u eegaa in uu riwaayad dhigayay Sidoo kale gudoomiyaha gudida qaban qaabada iyo xubno kale oo kamid gudida ayaa jawaab siyaasi qabo ku dheeraaday/ Dhanka kale udoomiyaha gudida qabqaabada cabdikariim xinif ayaa ka digay cidakasta oo isku dayday in ay ku hadasho afka gudidooda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Shir Muhiima, Beesha Caalamkana Ugu Baaqay In Ay Gurmad ... Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Qado Sharaf Ah U Sameeyey Xulka Ciyaar-yahanada Kubadda ... Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo ka Hadlay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Iyo Baaqa Uu Usoo J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|