|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gabiley Oo Laga Bilaabayo Diwaan Galinta Dhulka Danta Guud Ee Qaranka.
September 20, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland iyo maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa siwada jir ah ushaaciyay in ay bilaabayaan wajigii labaad ee qorshaha magaalada gabiley kaasi oo lagu soo diwaan galinayo dhulka danta guud ee qaranka leeyahay, Maayarka magaalada gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay kulankan iyo arimaha ay isla qaateen wasaarada hawlaha guud. Dhanka wasiirka wasaarada hawlaha guud ayaa fariin muhiim ah udiray shacabka magaalada gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Marka la Eego Ifafaalaha Muuqda Xaaladda Somaliya Waxay U Egtahay Mid ka Sii Daraysa Oo Aan ka Soo ... "Waxaan Qiraynaa In Jamacada Camuud, Noqotay Hormuudka Jamacadaha Dalka Ka Jira" Wasiir Koore. Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Kasoo Saartay Wakhtiga Lagu Wado In Bisha Ramadaan B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|