|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Caaqil Reer Awdal Ah Oo Si Kulul Uga Jawaabay Suldaan Hadalo Afgalaado Ah Kula Kacay Madaxwaynihii Hore Jsl Daahir Rayaale.
September 7, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Muxumed oo kamid Ah Madhaqameedka gobolka awdal ayaa si kulul ugu jawaabay suldaan reer hargaysa ah oo hadalo afgalaado ah kula dul dhacay madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo dhawaan ka hadlay xaalada dalka iyo arimaha saami qaybsiga. Caaqil cumar ayaa dhankiisa weerar afka ku qaaday suldaan habaar isagoo sheegay in aanay daahir rayaale ujawaabin karin islamarkaana aanu meeqaam ahaan garan karin uu madaxwaynihii hore. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ganacsatada,Indheer-Garadka Iyo Aqoonyahanka G/Gabiley Oo Uga Digay Xisbiga Kulmiye Cawaaqib Xumo Ka... Xaflada Balaadhan Oo loogu Dabaal Degayo Sanad Guurada 56aad ee Dhalashada JSL, laguna Saaray Calank... DAAWO; Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo ka Warbixiyay Marxaladii ay Soo Martay Jaamacada Tima... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|