|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Xilka Qaadis, Magacaabis Iyo Waxka Badal Ku Sameeyay Maamulka Biyaha Ee Gobolka Gabiley.
August 11, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Xilka Ka Qaadis,magacaabis iyo waxka badal ku sameeyay maamulka wakaalada biyaha ee gobolka gabiley iyo Iskuduwihii Wasaarada Biyaha oo uu xilkii ka qaaday masuul kale uu u magacaabay Isagoo iskuduwaha Cusub ee wasaarada biyaaha Gobolka Gabiley usoo magacaabay Axmed Cismaan Axmed oo hore u ahaa maamulaha wakaalaada biyaha degmada Arabsiyo. Dhanka kale waxa wasiirka wasaarada biyuhu meesha ka saaray boosishankii maayeeraha guud isagoo wakaalad kasta oo degmada katirsan umagacaabay maareeye Maareeyihii hore ee gobolka gabiley ayaa loo magacaabay Maxamuud Xuseen Nuur mareeyaha wakaalada gabiley isagoo Hore u ahaa Maayeeraha Guud Ee Wakaalada Gobolka Gabiley. HALKAN KA AKHRI; MAGACAABISTA IYO WAXKA BADALKA UU SAMEEYAY WASIIRKA WASAARADA BIYUHU; Related posts:War saxaafadeed; Ururka Somaliland Child Rights Forum(SOCRIF) Oo War Murtiyeed ka soo Saaray Maalin... Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Ku Dhawaaqey Shirkadaha Ku Guulaystay Qandaraasyo Ay Hore Tartankood... Daawo: Hordhaca Film La Magac Baxay Blood And Bone Oo Ay Soo Saareen Dhalinyaro Reer Berbera Ah Lagu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|