|
|||||
WAJAALE NEWS
Kuuriyada Koonfureed Oo Samaysay Dhoola-tuskii Ciidan Ee Taariikhda Dalkaas Ugu Balaadhnaa Daawo
October 4, 2013 - Written by Wariye:Seoul, (Wajaale News):- Ciidamada Milatariga dalka Koonfurta Kuuriya ayaa sameeyay dhoola tuskii ugu balaadhnaa, ee ay ugu dabaal degaan maalinta aasaaska ciidanka ee dalkaas, waxaana dhoola tuskan oo ay ka qayb galeen, 11-kun oo askari, 190- Hub noocyadiisa kala duwan ah, 120-Diyaaradood iyo gantaalaha Kuruus ee ridada dhexe uu noqday mid si wayn uga yaabiyay dunida. Dhinaca kale dalka xafiiltanka balaadhani u dhexeeyo ee Kuuriyada waqooyi oo dhoola tuskan ku tilmaantay mid Maraykanku u soo sameeyay kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegtay in ay jawaab ka bixin doonto una aragto daan daansi. http://youtu.be/e1wsTtjC0HM Wajaale News Related posts:DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan kamid ah Ardayda Dugsiyada Nuuradiin Ujeediyay Khudbad Kicisa... DAAWO ;Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Sheegay in ay Dawladu Kaga Baxday Wadahadaladii Marlabaad Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Musharax Sheekh Ibraahim Oo Katirsan Musharixiinta Xisbiga U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|