Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Oo Gaadhay Dhahar Iyo Deeq Raashin Ah Oo Uu Gaadhsiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Oo Gaadhay Dhahar Iyo Deeq Raashin Ah Oo Uu Gaadhsiiyay.
August 15, 2020 - Written by Editor:

DHAHAR(W,N)Wasiir kuxigeenka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland sahal ayaa gaadhay magaalada dhahar ee gobolka sanaag isagoo halkaasina gaadhsiiyay deeq raashin ah oo loogu talo galay 1200 ooqoys.

Wasiirka kuxigeenka gaadiidka ayaa soo dhawayn diiran kala kulmay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS