|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Isgaadhsiinta & Technolajiyada Jsl Oo Dhaqan Galisay Xeernidaamiyaha Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.
August 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil Ayaa wareegto wasiir ku dhaqan galiyay Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta. Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta oo ay taariikhtu Tahay 27/08/2020. Wareegtada Ka Soo Baxday xafiiska Wasiirka isgaadhsiinta oo soo gaadhay Warbaahinta ayaa u dhignayd sidan: Related posts:DAAWO Muuqaalka Madal Kulmisay Madaxwayne Siilaanyo & Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Iyo Dareenada ... Warbaahinta Kenya Oo Indhaha Kusoo Jeedisay Halista Somaliland Ka Soo Waajahaysa In La Laalo Heshiis... Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadley Kala Qaadista Labada Doorasho Iyo Dhawaqa Ka Soo Yeedha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|