Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Deeganka Adhi Cadeeye Oo Dirir Ku Dhexmartay Laba Beelood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Deeganka Adhi Cadeeye Oo Dirir Ku Dhexmartay Laba Beelood.
August 18, 2020 - Written by Editor:

SOOL(W,N)Wafti ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo maanta gaadhey deeganka adhi-cadeeye ee gobolka Sool si ay qayb uga noqdaan xalinta dirirta dhex martey labba beelood oo wada deegankaasi wefdida.

Wefdiga wasiirada Ah ee xukuumada ka socday ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka arimaha dibada warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo xukumada iyo bahda dhaqanka ka tirsanTaliyaha Ciidanka Badda iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

COMMENTS
LINKS