|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waanu Ka Xunahay In Xukuumadu Dad Shacab Ah Oo Aan Hubaysnayn Rasaas Nool U Adeegsato”Xisbiga Ucid.
August 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xisbiga ucid ayaa si kulul Ucanbaareeyay xadhig iyo rasaas nool oo ay u adeegsatay ururka gaadiidlayda oo magaalada berbera mudoharaad ka sameeyay isagoo ka biyo diidan faro galin iyo xadhig ay xukuumadu kula kacay Yuusuf kayse ayaa xukuumdu ugu baaqay in ay faraha kala baxdo faro galinta ay ku hayso ururka gaadiidlayda tawtiiq dadka xidha in si deg deg ah xoriyadoodo loogu soo celiyo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Muj Daa,Uud Kheyre Kaahin Oo Xanuun Kadis Ahi Ku Haleelay Dalka Turkiga, Iyo Xaalad Gurmad La,Aan Ah... Wakiilka Somaliland Ufadhiya Sweden Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Deganaanshaha Dalka Sweden Laga... “Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|