|
|||||
WAJAALE NEWS
Nin Laysku Haysto Oo Qoyskii Sedexaad Sheegteen Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada Somaliland.
August 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Nin Oday ah oo dhawaan laga soo kaxeeyay Dalka Itoobiya ayaa waxaa isku haysta qoysas reer Somaliland kuwaasi oo midkastaba sheeganayo in uu iyaga ka maqnaa ninkan oo hada xuskiisu aanu dhamayn, Maamulka gobolka maroodi jeex ayaa dhawaan soo afjaray isku haysadka ninkan oo ay u kala wareejiyeen laba qoys oo midi ahaa kii kasoo kaxeeyay dalka itoobiya balse ku qancay in aanu ahayn ninkii iyaga ka maqnaa Hadaba qoyskii sedexaad ee ninkan sheegtay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ninkan umalaynayaa in uu yahay walaalkood oo ay ugu danbaysay dagaalkii somaliya iyo itoobiya ee 1977kii. Qoyskan sedexaad ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay inta lagu kala baxaya cida uu yahay ee rasmiga in ay xukuumad ahaan dhex uhayaan balse aanay ku wareejinin cid gaar HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/Ps0-mFUXtEo Related posts:Madaxwayne Biixi Oo Xilkii Baashe Cawil Iska Casiley Umagacaabay Masuul Uu Laba Cisho Ka Hor Xil Uu ... “Diblamaasiyadda Hadalku Waa Halkeeda, Laakiin Kulankan Iyo Sawirkan Way Caddahay Fariinta Hogaamiya... "Nin Reernimo Lagu Doortay, Oo Tolaayeey Lagu Doortay, Dalna Ma Dhiso Abaalna Ma Celiyo"Maayir Mooge... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|