|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne, Agaasimeyaasha Qoyskaagu Yaanay Dadka Ka Sheegan Dawladnimada” Xisbiga WADDANI
August 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay wasiirka cadaalada iyo agaasimaha guud ee wasaarada cadaalada Sidoo ale xoghaye dhame ayaa soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka Masuuliyiinta wasaarada cadaalada Dhanka kale xisbiga wadani ayaa madaxwayne bixi ugu baaqay in aanay masuuliyintA Qoyskiisa ahi dadka aanay ka sheegay dawladnimada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN Related posts:DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Dadka Calanka Xisbiga Sifo Khaldan U Isticmaalay... “Shaqo la,aantu Siyaasada Waxbay Yeesheen, Dhaqaalaha Waxbay Yeesheen, Guryaha Waxbay Yeeshaan”sh. M... DAAWO; Wafti Ka Socda Midowga Yurub Iyo Masuuliyiin Xukuumada Jsl Katirsan Oo kormeer ku Tagay Wada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|