|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
August 12, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa kulan la qaatay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Puthland Siciid dani iyo wafti uu hogaaminayay oo socdaal ku jooga Magaalo madaxda Dalka jabuuti. Waxaana ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen faah faahin ka bixiyay madaxwaynaha maamul goboleedka punthland oo isagu madaxwaynaha jabuti uga mahad celiyay soo dhawaynta uu kala kulmay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Garabkii Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyaanle Oo Ku Baaqay In La Badbaadiyo Golaha Wakiilada Kan... Dawladda Ingiriiska Oo Heegan Ka Gashay Ebola Ka Dib Markii Nin Ingiriis Ahi U Dhintay Cudurka Ebola Dad Ku Eedaysan In Ay Ku Gafeen Madaxweyne Muuse Biixi Oo Siyaalo Kala Duwan Loo Ganaaxay Iyo Qof A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|