|
|||||
WAJAALE NEWS
Xeer Ilaaliyaha Oo Soo Saaray Wareegto Dambi Saaraysa Odayaasha Farogeliya Kufsiga
September 29, 2013 - Written by editorHargeysa (wajale- news) – Ku Xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Soamliland, ahna ku simaha xeer ilaaliyaha Aaden Axmed Muuse, oo shalay Geeska Afrika iyo qaar ka mid ah saxaafadda ugu waramay xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay inuu soo saaray wareegto dambiilayaal ka dhigaysa odayaal dhaqameedka farogaliya kiisaska kufsiga ah.
Wajaale news desk Hargeisa Office Related posts:DAAWO;Guddida Subeer Awal Ee Uk Oo Si Adag U Canbaareeyay Xukunkii Maxkamada Milatarigu Ku Riday Dan... DAAWO ; Eng Cali Xoor-xoor Oo Markii U Horaysay Shaaciyay Halka Laga Raacay Iyo Aragtidiisa Hesh... DAAWO;Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|