|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan Layeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Arabsiyo.
August 11, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa kulan layeeshay dhalinyrada ,aqoonyahanka, ganacsatada iyo qaybo kamid ah haweenka magaalada Arabsiyo. Kulan oo ka qabsoomay xarunta dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa ahaa mid albaabadu uxidhnaayeen kaasi oo warbaahintu dabad joog ka ahayd. Dhalinyarada iyo aqoonyahan Degmada arabsiyo ayaa ka warbixiyay ujeedada kulanka ay la qaateen maayarka iyagoo uga mahad celiyay balanqaadyo muhiim ah oo uu maayarku usameeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Jawaabay Hadal kasoo Yeedhay Suldaan Maxamed Cabdiqaad... Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwayne Biixi Iyo Wasiirkiisa Arimaha Gu... DAAWO; Ciidamadii Ugu Badnaa Ee Kasoo Goosta Maamul Goboleedka Puntland Oo Isku Soo Dhiibay Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|