Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaano Katirsan Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaano Katirsan Gobolka Sool.
August 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii kaga  hadlay colaada kasoo cusboonaatay laba beelood oo wada dega deegaanada booc iyo xudun ee gobolka sool kuwaasi oo dagaal dhermaray uu sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Golaha guurtida ayaa baaq culus udiray beelaha ay dirirtu dhexmartay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS