|
|||||
WAJAALE NEWS
Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka Booc Ee Gobolka Sool Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac
August 13, 2020 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)Dagaal sobobay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhex qarxay laba beelood oo wada degan deegaanada xudun iyo booc ee gobolka sool kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh Sidoo kale wararka laga helayo dagaalka laba beelood ayaa sheegay in ciidamada qaranka Somaliland kala dhex galeen iyadoo dadkii ku dhintay iy kuwii ku dhaawacmayba la keenay qaarkood cisbitaalka magaalada laascanood Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ka dhashay dhul deegaameed cusub iyo ceel biyood HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:U Diyaar Garowga Munaasibadda Ciidal Adxa Oo Laga Dareemayo Caasimada Hargeysa Iyo Ciidamo Tiro Bada... DAAWO ; Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Sharaxaad ka Bixiyay 19% Dawlada Itoobiya Laga Siiyey... Daawo: Qaabkii Maanta Magaalada Laascaanood Looga Dareeray Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|