Daawo:Wasaarada Maaliyada Somalland Oo Tobabar La Xidhidha Nidaamka Xogta Maamulka Iyo Maaliyada U Furtay Shaqaalaha Wasaaradaha Gobolka Gabiay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Wasaarada Maaliyada Somalland Oo Tobabar La Xidhidha Nidaamka Xogta Maamulka Iyo Maaliyada U Furtay Shaqaalaha Wasaaradaha Gobolka Gabiay
August 22, 2020 - Written by Editor:

Gabilay(W.N)wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland ayaa maantatobabar u furtay shaqaalaha wasaaradaha ee Ka hawlgala gobolka Gabilay.

Tababarkan oo ah mid kor loogu qaadayo xirfada nidaamka xogta  maamul iyo maaliyadeed ee shaqaalaha wasaarada kaas oo dhawaanahanba ay waday wasaarada maaliyadu.

Halkan Kaga Bogo muqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS