|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Iyo Badi Siyaasiyiinta Somaliland Oo Booqday Badka Buurta Kala Jeexan Oo Qoyska Madaxwayne Biixi Dhulkoodii Xoog Kaga Rareen,
August 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus somaliland oo ay weheliyaan xubnaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka iyo xisbiyada Ucid iyo Wadani ayaa maanta booqday dhulka buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo qoyska madaxwayne biixi boqolaal qoysk ka barakiciyeen dhulkii ay deganaayeen. Siyaasiyiinta ayaa madaxwyanaha somaliland ugu baaqay in uu dadkan shacabka ah ee danyarta ka daayo tacadiga iyo awooda dawladeed ee uu u adeegsanayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay! Madaxweynaha Jsl Oo Maanta Qaabiley Ergo Isku-xil-qaantay Xal-u-helidda Arrimaha Siyaasadeed Ee Dalk... Ciidamada Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadiid Si Qarsoodi Ah Ay Masuuliyiinta Hay’adda Hello-Trust... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|