|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2021.
August 27, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka degmada gabiley oo iskugu yimid fadhi aan caadi ahayd ayaa ansixiyay Miisaaniyada golaha ee 2021. Fadhiga golaha deegaanka yaa waxaa kasoo xaadiray 18 mudane kuwasi oo ansixiyay miisaaniyada golaha. Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Ayaa faah faahin ka bixiyay ansixinta miisaaniyada 2021 iyo mashaariic ay sanad ka hirgalin doonaan magaalooyinka arabsiyo Iyo Wajaale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Lix Dhallinyaro Oo Dawladda Soomaaliya Tacadiyo Ugu Geysatay Mu... Rashiid C. Xasan Rukuub Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Baaq Uu Udiray ... Warbaahinta Oo Heshay Halka Ay Salka Ku Hayso Kooxo Dhalinayaro Ah Oo La Sheegay Inay Aaminsan Yihii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|