|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Jaamacada Hargaysa Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Barkhad Jaamac Batuun Kaga Been Sheegay.
August 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka jaamacada hargaysa ayaa iska fogeeyay hadal uu kaga been abuuray gar yaqaan barkhad jaamac batuun oo uu sheegay xiligii uu dhiganayay in macalin wakhtigan xanuunsanayaa ku yidhi Hormood kuliyada sharciga ee jaamacada hargaysa ayaa afheen barkhad ugu baaqay in uu ka fogaado hadalada xanafta leh ee niyad jabinaya dhalinyarada ay isku haybta yihiin barkhad ee waxbarasho gali lahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts: Haweenka somaliland Oo Sidiiran Usoo Dhaweeyay Magaabista Kaltuun Sh Xasan Hambalyana u Diray Mad... DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Sheegay In Isbadal Deg Deg Ah Lagu Samaynayo Cisbitaalka Guud Ee... “Waxaan Leeyahay Reer Awdal Kama Hadhi Kartiin Difaaca Qaranka Ee Laydinku Baaqay, Haday Tahay Ciida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|