DAAWO;-Caaqil Cumar Cismaan Oo Sheegay In Aanay Marnaba Galaynin Doorasho Bilaa Saami Qaybsi Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Caaqil Cumar Cismaan Oo Sheegay In Aanay Marnaba Galaynin Doorasho Bilaa Saami Qaybsi Ah.
August 8, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Caaqil Cumar Cismaan Aw Muxumed Aare oo kamid ah Madaxdhaqameedka Deegaanada Gabiley,Dilla Iyo Boorama oo maanta magaalada gabiley warbaahinta kula hadlay ayaa ugu horay bogaadiyay waxqabadka baaxada leh ee ay maamulka gabiley  hirgaliyeen.

Sidoo kale Caaqil Cumar Cismaan ayaa sheegay hadii ay yihiin beelaha samaroon ee dega deegaano kamid gobolka gabiley in aanay galaynin doorasho bilaa saami qaybsi oo la soo maxlalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ;

 

COMMENTS
LINKS