|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Degmada Agabar Oo Ka Hadlay Roobab Khasaare Nafeed Soo Gaadhsiiyay,Cabasho Xoogana Ka Muujiyay Maamulka Gobolka Gabiley.
August 29, 2020 - Written by Editor:AGABAR(W,N)-Degmada Agabar Oo Katirsan gobolka gabiley Ayaa waxa ka Da,ay roobab dabaylo wata kuwaasi oo soo gaadhsiiyay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba Odoyaasha iyo bulshada ku dhaqan degmada agabar ayaa ka Cawday Gurmad La,aanta xukuumada iyo maamulka gobolka gabiley oo ay sheegeen in aanay wax gurmad ah ufidinin. Sidoo kale bulshada degmada Agabar ayaa ku hanjabay in ay ka go,ayaan Gobolka Gabiley Iyagoo baaq culus udiray xukuumada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dharaaro Xusuustood;Iyo Prof Gees Oo Kaga Hadlay Siyaasada Geeska Afrika Iyo Sannadka Cusub Ee 2019. “Somaliland Waxaa Na Kala Qaybiyay dhibaato iyo duruufo badan Waana Garab Naga Maqan, diyaar Ayaanu ... Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Shilalkii Gaadiidka Ee Dalka Ka Dhacay Sanadkii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|