DAAWO;-Beesha Muuse Dhariyo Oo Sheegay In Aanay Jirin Takoor Lagu Hayaa, Jaamacada Hargaysana Xaal Ka siiyay Hadal Uu Barkhad J. Batuun Ka Sheegay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Muuse Dhariyo Oo Sheegay In Aanay Jirin Takoor Lagu Hayaa, Jaamacada Hargaysana Xaal Ka siiyay Hadal Uu Barkhad J. Batuun Ka Sheegay,
August 31, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madax-dhaqameedka Beelaha Gabooye Gaar ahaan Beesha Muuse Dhariyo ayaa sheegay in aanay jirin wax takoor ah oo lagu hayo beesheeda dadka hadaladaa faafinaya ku tilmaamay in ay yihiin ururo iyo NGO Mashaariic ku raadsada.

Sidookale  madaxdhaqameedka ayaa xaal ka bixiyay hadalo deelqaaf ah oo afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac batuun uu ka sheegay jaamacada hargaysa isagoo sheegay in jaamacada hargaysi ay door muhiim ah ka qaadato waxbarashada dayartooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS