|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimihii Waaxda Manaahijta Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Hadlay Sobobta Xilka Looga Qaaday Iyo Arinta Ay Wasiirka Isku Khilaafeen.
August 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimihii Waaxda Manhaanijta Ee Wasaarada Waxbarashada Cabdilaahi Yaasiin Diiriye Oo Uu Xilka Ka Qaaday wasiirka wasaarada waxbarashadu ayaa ka hadlay sobobta xilka looga qaaday iyo arinta ay wasiirka isku qabteen wasiirka oo uu sheegay in wasiirka waxbarashadu doonayo in uu dhalan gadiyo manhajka waxbarashada somaliland. Sidoo kale Agaasime waaxeedka xilka laga qaaday ayaa iska difaacay eedo uu wasiirku ujeediyay Dhanka kale agaasime waaxeedkii hore ee manhaanijta ayaa wasiirka waxbarashada ku eedeeyay in uu furtay xafiis aan ka wasaarada ahayn. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/rSKsYH1MsD4 Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ka Qaybgalay Xuska Sanad-guuradii 21-aad Ee Aasaaska Ciidanka Boolisk... Aqoonyahan Mustafe A Habane Oo Shaaciyay Inuu U Tartami Doono Doorashada Aqalka Wakiilada JSL 2020 DAAWO;Wareysi Xiiso Badan Oo Wariye Maxamed Tiriig uu la Yeeshay Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|