|
|||||
WAJAALE NEWS
Baxnaano Mugdisho & Taakulo Hargeysa Hal Mashruuc farmaajo Ka Daah Furey Mugdisho!
August 13, 2020 - Written by Editor:Baxnaano Mugdisho & Taakulo Hargeysa Hal Mashruuc farmaajo Ka Daah Furey Mugdisho!Isla mashruuca #Baxnaano hore mugdisho laga daah furey ayaa hada hargeysa lagaga daahfurey, Mugdisho waxa looga bixiyey baxnaano, halka hargeysa looga bixiyey #Taakulo. Degaanada laga fulinayo waxba kuma kala duwana ee lagaga dhawaaqey Mugdisho & Hargeysa. Waxana laga fulinayaa degaanadan. Gabiley & Salel Saraar & Heysimo Hore ayey xukuumada S.land ganafka ugu dhuftay lakiin isla kii ay diidey ayey magac kale saxaafada lagu soo galiyey. Wasaarada shaqada iyo arimahan bulshada Somaliland ayaa iyadu dhaawaan daahfurtay mashruucan oo ay gabi ahaanba qarisay cidan bixinaysa islamaraana ay ubixisay magaca baxnaano. Xukuumada Muse biixi waxay taagan tahey bakhtiga ma cuno fuudkiisana waan cabnaa Noman muuse social actives. Related posts:Maamulka Degmada Wajaale Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dab Habeenkii Xalay Ka Kacay Meherado Ga... Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay La Qaateen Madaxwaynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Kaga ... Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Degaanada Badhan Iyo Dhahar Ee Gobolka Sanaag. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|