|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta Muxuu Ka Yidhi Sawiro Laga Baahiyay Isagoo Kulan Qarsoodiya La Sheegay In Uu La Yeeshay Masuuliyiin Somaliya Ah?
July 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa maalmihii udanbeeyay la baahinayay isagoo la sawiran masuuliyiin xilal kahaya somaliya iyo madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh a=shariif iyadoo la sheegay in uu kulan qarsoodiya kula yeeshay magaalada adis ababa. Hadaba wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa daadifeeyay sawiraadaa laga baahiyay xaqiiqadooda isagoo sheegay qaar in ay yihiin foto shop halka uu ka sheikh shariif tafaasiir ka bixiyay wakhtigii uu ahaa HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Iyo Hogaanka X... Nuxurka Khudbadii Uu Guddoomiyaha Haatuf Ka Jeediyay Munaasibada Xuska Maalinta Xoriyada Saxaafada Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Ilig Iyo Dhaawacyo Loo Gays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|