Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab Damiska Oo Ka Hadlay Dacwad Uu Ka Gudbiyay Taliye Sawaaxili Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafkoodu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab Damiska Oo Ka Hadlay Dacwad Uu Ka Gudbiyay Taliye Sawaaxili Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafkoodu!
July 10, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidank dabdamiska Somaliland cabdirashiid ayaa ka hadlay qoraal dacwad ah oo uu ka gudbiyay taliyihiisa ciidanka dabdamis sawaaxili kaasi oo uu sheegay in aanu isagu warbaahinta siin looguna talo galin.

Dhanka kale taliye kuxigeenka ciidanka dabdamiska ayaa soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeea tliyaha ciidanka dabdamiska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS