Somaliland Oo Sheegtay In loo Tartamayo Deeq waxbarasho Taiwan bixinayso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Sheegtay In loo Tartamayo Deeq waxbarasho Taiwan bixinayso
July 16, 2020 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):-Xukuumada somaliland oo faahfaahin ka bixisay deeq waxbarasho oo xukuumada Taiwan bixinayso.

deeqdan waxbarasho  oo loogu talo galay ardayda reer somaliland ayaa waxa xukuumada taiwain aad u sii nanaynaysaa kuliyadaha caadimaadka,injineerinka,beeraha iyo culuunta badaha.

 

Hargerisa Office

Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS