|
|||||
WAJAALE NEWS
“Siyaasadda Itoobiya Waxay U Xaglisaa Dhinaca Somaaliya Iyo Midnimo Intii Raysal-wasaare Abiy..” Xildhibaan Buubaa.
July 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan ibraahim mahdi buubaa oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waftiga dhawaan ka socday dalka masar oo Somaliland socdaal ku yimid iyo khilaafka ka taagan wabiga niilka ee u dhexeeya itoobiya iyo masar Sidoo kale xildhibaan buubaa ayaa sheegay in dawlada itoobiya ay wakhtigan uxaglinayso dhinaca somaliya iyo wixii laysku odhan jiray midnimo soomaaliyee isagoo xusay in ay Somaliland dayacday xidhiidhkii Somaliland la lahayd itoobiya inta uu xilka raysal wasaare abiy axmed xilka hayay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Abniga Jsl Oo ka Qabsoomay Miiska Saraakiisha Iyo Qodobada Kasoo Baxay! Midkamid Ah Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Oo Ka Hadlay Warqad Dacwad Ah Oo Uu Ka Gudbiyay Agaasi... Doontii Pilot Boatka Ahayd Ee Dhowaan Maareeyaha Dekedaha Jsl Kasoo Iibiyey Dalka Ireland Oo Soo Gaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|