|
|||||
WAJAALE NEWS
”Qofku Marka Uu Umada Ushaqaynayo, Waala Ogol Yahay In Uu Wax Dhandhamiyo” Wasiir Koore Oo Sicad Dhiirigaliyay Musuq Maasuqa.
July 6, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore Ahna Afhayeenka Xukuumada oo ka hadlay munaasibad lagu Daahfurayay agabka badqabka baabuurta ayaa si cad udhiiri galiyay masuq maasuq iyo wax isdaba marinta ay ku kacaan masuuliyiinta xukuumada iyo shirkadaha la siiyay qandaraaska gaadiidka isagoo sheegay in qofku umada ushaqaynayo la ogol yahay in Uu wax Ka dhandhamiyo amaba wax la leexsado taasi oo noqonaysa in xukuumada raali ka tahay xatooyada xoolaha umada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Goldaloolada Nidaamka Garsoorka Dalka Iyo Isku Milanka Saddexda Waaxood, Waxuu Tilmaamayaa In Laga B... Dadwaynaha Reer Burco Oo Caawa Isugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Ciidamada Qaranka Jsl. DAAWO;Hees Cusub oo Ay Soo Saareen Kooxda Xidigaha Geeska “Ninkii U Han Wayn Hogaanka Dalkoow, Hank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|