|
|||||
WAJAALE NEWS
Jawar Mohammed Oo Maxkamad La Taagayo.
July 16, 2020 - Written by Wariye:Addis Ababa(WJN):-Siyaasi Jowhar Maxamed oo ah siyaasi ka caan ah wadanka itoobiya isla markaana mudooyinkii ugu dambeeyay si wayn u soo jiitay dadyowga ku dhaqan deeganada itoobiya gar ahaan maamulka Oromada ayaa maanta la filayaa in la maxkamadeeyo kadib markii dhawaan xabsiga loo taxaabay isaga iyo dhowr xubnood oo lagu eedeeyay in uu qayb ka ahaa rabshadihii dhawaan ka dhacay deegaanka oromiya kuwaasi oo salka ku hayay dilkii loo gaystay fanaankii caanka ahaa ee ka soo jeeday qoomiyada oromada.
Hargeisa Office Wajaalenews.net Related posts:War Deg Deg Ah Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Tiro Kale Way Ku Dhawacmeen Rabshado Ka Bilaabmay Magalada To... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyay Gudida Dib ... Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Qarax Galabka Ka Dhacay Magaalada Gaalkacayo Iyo Tirada Masuuliyiint... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|