|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inaga Madaxtooyadeena Maxaa Laga Yidhi,Dulqaadku Waa Doqoniimo”Sheekh Aadansiiro.
July 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid culimada waawayn ee Somaliland isamarkaana badi khudbadaha salaada jimce kaga hadla xaalada dalka iyo waxyaabaha kala duwan ee dalka taagan ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay fadliga 10 cisho ee dilxaja iyo maalmaha khayre kale ee kujira ee loo baahan yahay dadka islaamka ahi in ay ka faa,iidaystaan Sidoo kale sheikh aadan siiro ayaa ka hadlay madaxtooyada Somaliland iyo dulqaad Yaraanta ay u leedahay dhawaaqa bulshada. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRO;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|