|
|||||
WAJAALE NEWS
“Haweenow Khayr Ayaanu Idinla Jecel Nahay, Waxaanuse Diidaynaa In Been La Idiin Sheego”Sh, Axmed Iid,
July 18, 2020 - Written by Editor:Sheekh Axmed Iid Oo Ka Hadlay Waxay Shareecada Islaamku Ka Qabto Kootada Dumarka. HARGAYSA(W,N)-Sheekh Axmed Iid Oo kamid ah Culimada Somaliland ayaa ka hadlay waxa ay shareecada islaamku qabto kootada haween iyo masuuliyada ay raadinayaan Sidoo kale sheikh Axmed Iid ayaa wax laga xumaado in odoyaal sharafle oo dhawaan ka hadlay in haweenka la siiyo kootada kuraasta baarlamaan isagoo xusay in aanu nina ogolaanay in la yidhaa caaqilnimadaa halkaa dhig gabadh ayaa caaqil noqonaysee HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA SHEEKHA; Related posts:Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Ee Maanta Qabsoomay Iyo Nuxurka Qodobada Lagu laf... Xildhibaanka Buuxinaya Kursigii Uu Baneeyay Cabdirasaaq Khaliif Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Harg... DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Ganaax Ay Xukuumadu Dul Dhigtay Tvyada Universal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|