Haweenka Somaliland Iyo Wakiilka Midowga Yurub Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay Kootada Kuraasta Haweenka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haweenka Somaliland Iyo Wakiilka Midowga Yurub Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay Kootada Kuraasta Haweenka.
July 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wakiilka midowga yurub uqaabilsan somaliland iyo somaliya oo maalmihii udanbeeyay ku sugan caasimada somaliland ayaa maanta kulan la qaatay haweenka somaliland iyo ururada u ololeeya kootada haweenka.

Safiirka yurub iyo haweenka somaliland ayaa baaq kasoo saaray meel marinta kootada haweenka iyo beelaha la haybsooco,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS