|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ururka Solja Oo Ka Hadlay Xadhiga Mulkiilaha Astaan Tv, Sheegayna In Aan la Ogayn Sobobta Uu U Xidhay Yahay!
July 25, 2020 - Written by Editor:“Meel Uu Ku Xidhan Yahay Iyo Sabab Uu U Xidhan Yahay Weli Lama Garanayo” Guddoomiyaha Astaan.HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ururka suxuifiyiinta Somaliland maxamed cabdi jaamac xuuto ayaa ka hadlay xadhiga mulkiilihii astaan tv oo mudo ku xidhan Somaliland islamarkaana aan la ogayn goobta uu ku xidhan yahay iyo sobobta uu uxidhan yahay toona Dhanka masuuliyiinta Astaan cable ayaa sheegay in loo diiday in latuso qoyskiisiina aanay arag xataa looyarkii udoodayay loo diiday in uu arko. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO ; “Dalku Wuu Inaga Dhexeeya Cid Walba Waajibaa Ka Saaran” Murashax Maxamed Cali Aw Cabdi “Waxaanu Ka Xunahay Sida Wasaarada Gadiidka Iyo Maamulka Shaqo Qaran Uhagradeen Gobolnimada Gabiley”... DAAWO: Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee KULMIYE Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Laaxinku Ka Galay Shirw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|