|
|||||
WAJAALE NEWS
Falanqayn:-Waftiyadii Dalalka Masar Iyo Itoobiya Ay Ku Yimaadeen Somaliland!
July 23, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maalmihii ugu danbeeyay waxaa Somaliland soo gaadhay waftiyo culus oo ka kala socda dalalka Masar iyo Itoobiya kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxwaynaha Somaliland iyo laamaha xukuumada Hadaba ujeedooyinka siyaasiyaadeed ay usocdeen waftiyada masar iyo itoobiya oo khilaaf dhinaca wabiga niilka ka dhexeeyo ku yimaadeen Somaliland ayaa abuuray dareeno siyaasadeed iyo danaha ay wakhtigan ka leeyihiin Somaliland oo aan wali beesha caalamka ka helin aqoonsi Prof cabdisalaan yaasiin ayaa falanqayn kusameeyay imaatigan Somaliland ee waftiyada dalalka masar iyo Itoobiya HALKAN KAGA BOGO WARKA FALANQAYNTA; Related posts:Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Safar Ku Yimi Somaliland Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Madaxwaynah... Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Safar Mudo Todobaada Kadib Caasimada Hargeysa Dib U... Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Saxaafadda Ka Difaacay Dacaayad Kaga Timid Jilayaal La Kireysto COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|