DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Dadka Ajaanibka Ku War Galisay In Aanay Wax Shirar Ah Dalka Ku Dhex Qabsan Karin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Dadka Ajaanibka Ku War Galisay In Aanay Wax Shirar Ah Dalka Ku Dhex Qabsan Karin!
July 1, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa war kasoo saartay in aan dalka wax shirar ah aanay ku dhex qabsan karin dadka ajaanibka ah kadib markii maalintii shalay oromada somaliland ku dhaqani hargaysa ku qabteen kulan ay kaga soo horjeedaan dilkii fanaanka oromada ah ee lagu dilay magaalada adis ababa

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

 

COMMENTS
LINKS