|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Xanaf Leh Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Ku Weeraray Shacabka Gobolka Awdal.
July 20, 2020 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo deel qaaf iyo weerar qaawan ah oo wasiirka gaadiidka iyo jidadku ku weerar reer awdal Afhayeenka xisbiga wadani ayaa sheegay in masuulkani uu xanaf iyo naxli la hoos fadhiyo madaxwaynaha somaliland oo doonayay in uu qodaxda ka guro sidii loo gali lahaa doorashooyinka somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Golaha Wakiiladda Iyo Xukuumadduba Ha joojiyaan Xaalad abuurkan Shacabkuna ma ogolla in ay mar danbe... Munaasibad Lagu Xusayey Sanad Guuradii Dalada Haweenka Nagaad Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeisa Xulka Gobolka Gabiley Oo 3 Iyo 1 Kaga Badiyay Xulka Gobolka Xaysimo Isna Xaadiriyay Afar Dhamaadka K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|