|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Amaro Culus Dul Dhigay Maamulka Dugsiyada, Joojiyayna Lacago Ardayda Laga Qaadi Jiray.
July 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee jamhuuriyada Somaliland ayaa awaamiir culus faray maamulada dugsiyada iyo tirada ardayda fadhiisanayso oo uu cayimay fasalka cida ka badanisa ay talaabo sharci ka qaadi doonaan Sidoo kale wasiirka waxbarashada ayaa maamulka dugsiyada ku amray in aanay ardayda ka qaadi Karin lacagaha badalka ay kaga qaadaan iyo ta ay ka qaadaan arday ee buugaagta ay macalimiintu usoo rogaan Dhanka kale wasiirka waxbarashada ayaa shaaciyay in aan wax lacag ah laga qaadi Karin ardayda naafada ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Beesha Gen Doolaal Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Uga Digay Xadhiga Ay La Damacsan Yihiin. Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Ka Cudur Daartey In Uu Ka Mid Noqdo Guddi Uu Shalay Madaxweyne Siilany... DAAWO; Jaaliyada Ethiopia Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa oo Xustay Sanad Guuradii Biyo Xidheenka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|